ARINTA CARUURTA SOMALIDA WAXAAN KALA HADALNAY BAARLAMAANKA NORWAY WAXAYNA RABTAA IN QOF WALBA MASUULIYADA QAYBTIISA QAATO. Ayadoo ay Jiraan hadal hayn fara badan oo ku aadan caruurta somalida ee loo dhaqan celinayo soomaaliya
Urur u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Soomaalida Norway oo hambalyo 8-Marso ku aadan u diray Haweenka Soomaaliyeed. Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed ee dalka Norway (Somali organization for human rights and integration Norway) fadhigiisu yahay Magaalada Oslo, ayaa