May 12, 2018 0 Comments

Ururka xuquuqul insaanka ee u dooda soogalootiga oo ka digay heshiisyo lala galo dawladaha yurub oo ku saabsan dib u celinta. Waxaan ka digaynaa heshiis walba oo aysan ogolayn sharciyada caalamiga ah ee

May 12, 2018 0 Comments

Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed oo had iyo goor u taagan ilaalinta xuquuqda somalida Norway ayaa wada xog uruurin ku saabsan somalida timid wadankaan 2012kii ilaa 2014kii   Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed oo had

April 7, 2018 0 Comments

SIDA AAN KA SOO XIGSANAY URURKA XUQUUQUL INSAANKA SOOMAALIYEED EE NORWAY (SOMI) UNE WAXAY GAARTAY GO AAN INAAN MOGADISHO DAD LAGU CELIN KARIN WAQTIGAAN LA JOOGO. Sida Aan Ka Soo Xiganay Ururka (SOMI) Isla

March 16, 2018 0 Comments

URURKA SOMI OO DHALEECEEYEY IN LA TARXIILO WIILKII SOOMAALIYEED AYADOO WALI AAN SAFAARADA JAWAAB LAGA HELIN.   Sida uu noo xaqiijiyey madaxa ururka xuquuqul insaanka iyo isdhexgalka soomaaliyeed ee norway Waxaa laga tarxiilay muwaadinkii soomaaliyeed

February 16, 2018 0 Comments

Kulan casho sharaf ah oo uu soo qabanqaabiyey ururka xuquuqul insaanka iyo isdhexgalka bulshada soomaaliyeed  ( SOMI) Kulan taariikhi ah ayay isugu yimaadeen siyaasiyiinta soomaaliyeed ee ku kala jira xisbiyada kala duwan ee

January 15, 2018 0 Comments

DIGNIIN Ururka Xuquuqul iinsaanka Somalida Norway oo Soo Saaray Qaylo Dhaan ku Aadan Masuuliyiin ay ku Edeeyeen Mijo Xaabin .............. KU: MADAXWAYNE FARMAAJO OG: HASSAN ALI KHEYRE. OG: Baarlamaanka Somalia OG: SIYAASIYIINTA SOOMAALIYEED

October 16, 2017 0 Comments

ARINTA CARUURTA SOMALIDA WAXAAN KALA HADALNAY BAARLAMAANKA NORWAY WAXAYNA RABTAA IN QOF WALBA MASUULIYADA QAYBTIISA QAATO. Ayadoo ay Jiraan hadal hayn fara badan oo ku aadan caruurta somalida ee loo dhaqan celinayo soomaaliya

October 16, 2017 0 Comments

Urur u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Soomaalida Norway oo hambalyo 8-Marso ku aadan u diray Haweenka Soomaaliyeed. Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed ee dalka Norway (Somali organization for human rights and integration Norway) fadhigiisu yahay Magaalada Oslo, ayaa

October 16, 2017 0 Comments

SOMALIDA KU NOOL DALKA NORWAY WAXEEY U BAAHAN YIHIIN INEEY LA IMADAAN ISBADAL DHAB AH HalganTvNews oo wax Ka Weeydiyay Mohamed Abdulkhadir oo Ka Tirsanaa Masuliyiintii La Kulmay Wasiirka Wax,barashada Dalka Norway. Shir

Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial