April 7, 2018 admin 0 Comments

SIDA AAN KA SOO XIGSANAY URURKA XUQUUQUL INSAANKA SOOMAALIYEED EE NORWAY (SOMI) UNE WAXAY GAARTAY GO AAN INAAN MOGADISHO DAD LAGU CELIN KARIN WAQTIGAAN LA JOOGO.

Sida Aan Ka Soo Xiganay Ururka (SOMI) Isla mar ahaantaana, waxaan rabnaa inaanu ku wargalino Go,aan ka Kasoo Baxay Heeyada (UNE) oo  ku saabsan go,aan Ka Gaarida Eey Gaartay  In Dalka Norway eey Kalal Laabato Sharciyada Daganashada Somalida Ku Nool Dalkeeda  Iyadoo  xaalad qaxootinimo ee Soomaaliya (Muqdisho) 19 December 2017, halkaas oo UNE go’aansaday in la siiyo codsadaha ruqsada degenaanshada joogtada ah. Waa qareen Kristin Fagerholdt oo Ah Qareen U Hadlay Hey,ada (UNE) ee Dalka Norway Waxaan Cadeeyen Loo Heeynin in Xaalada Dalka Somaliya eeysan Aheeyen Mid Xasaloon Oo Lagu Celin Krao Shaqsiga Magangalyo doonka ah .

Ruqsada degenaanshada (sadex sano gudahood 02.10.2012-02.10.2015), guddiga ayaa aaminsan
Sidaa darteed, xaaladda ku jirta qaybta 62, cutubka kowaad, warqadda B, waa in loo tixgeliyaa sida loo fuliyey. Guddiga oo Ku muujinaya halkan

Gudiga oo Sharaxaya Ayaa Sheegay in Qodobaka Kor Ku Xusan ee uu Quseeyo Dadka Sanadkan soo Galay 02.10.2012-02.10.2015 Ineey Xaq U leeyhiin In Loo Cusbooneeysiyo Sharcigooda Daganasha .

UNEU ay xukuntay in eey ka jirto xaalad Amini Xumo Ah Dalka Somaliya Muqdisho Aanan Lagu celinkarin Qofan Xilgan Lajoogo

Warbixintan oo ah mid ordhaca ah goonka eey qadatay UNE Ayaa dhawan waxaa soo Bixidoona iyadoo dhameystiran waxaan kala socotaa

www.halgantvnews.com

leave a comment

Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial