May 12, 2018 admin 0 Comments

Ururka xuquuqul insaanka ee u dooda soogalootiga oo ka digay heshiisyo lala galo dawladaha yurub oo ku saabsan dib u celinta.

Waxaan ka digaynaa heshiis walba oo aysan ogolayn sharciyada caalamiga ah ee dib u celinta qaxootiga.
Sida aad ogtihiin xaalada somalia maanta ma ahan meel dib wax loogu celin karo dhanka nabad galyada iyo qasaaraha soo gaara dadka rayidka ah.
Warbixintii ugu dambaysay ee UN ka soo saaray Somalia wuxuu ku sheegay inay gaartay dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah ilaa 4585 qof oo rayid ah.

Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay Norway ayaa arintaan ku tilmaamay mid baalmarsan wadciga sidoo kale wuxuu u soo jeediyey madaxda sare iyo baarlamaanka inay la socdaan heshiisyada noocaan oo kale ah.

leave a comment

Social media & sharing icons powered by UltimatelySocial