+4794818899 sominorway@gmail.com
Login Register
Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed oo had iyo goor u taagan ilaalinta xuquuqda somalida Norway kuwaas oo gaaray waqtigii daganaanshaha joogtada ah lkn ay dawlada norway hakad galisay sharciyadooda. 1600 qof oo soomaalida ah oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada, caruur, waayeel haween iyo ragba ayaa muddo sadex sano ah hakad la galiyey sharciyadooda deganaanshaha joogtada ah. Hakad galintaas oo caqabad ku ah isdhexgalka bulshada iyo nolosha dadkaasba waxaa xog uruurintaas uu fududeeyey ururka SOMI lana kaashanayo Norwegian Organization for asylum seekers iyo Save children iyo uroro kale oo caalami lagu soo badhigi doonaa wadankaan norway bartamaha sanadkaan 2018. Taasoo la rabo in cadaadis lagu saaro siyaasiyiinta in wax laga badalo siyaasada ku adkaynta ah ee dhaawacaysa nolosha dadka soogalootiga ah guud ahaan gaar ahaan soomaalida norway.
Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed oo had iyo goor u taagan ilaalinta xuquuqda somalida Norway ayaa wada xog uruurin ku saabsan somalida timid wadankaan 2012kii ilaa 2014kii
Ururka xuquuqul insaanka Soomaaliyeed oo had iyo goor u taagan ilaalinta xuquuqda somalida Norway kuwaas oo gaaray waqtigii daganaanshaha joogtada ah lkn ay dawlada norway hakad galisay sharciyadooda. 1600 qof oo soomaalida ah oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada, caruur, waayeel haween iyo ragba ayaa muddo sadex sano ah hakad la galiyey sharciyadooda deganaanshaha joogtada ah. Hakad galintaas oo caqabad ku ah isdhexgalka bulshada iyo nolosha dadkaasba waxaa xog uruurintaas uu fududeeyey ururka SOMI lana kaashanayo Norwegian Organization for asylum se
ekers iyo Save children iyo uroro kale oo caalami lagu soo badhigi doonaa wadankaan norway bartamaha sanadkaan 2018. Taasoo la rabo in cadaadis lagu saaro siyaasiyiinta in wax laga badalo siyaasada ku adkaynta ah ee dhaawacaysa nolosha dadka soogalootiga ah guud ahaan gaar ahaan soomaalida norway.
Categories
Recent Posts
Archives
Please follow & like us :)